Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhiban Aamina Xuseen Cali, oo u furtay tababar cinwaankiisu yahay “Sameynta Goobo Shaqo oo Xushmad Leh, Ammaan ah isla markaana Xirfadeysan oo loogu talagalay Shaqaalaha Dowladda.”
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhiban Aamina Xuseen Cali, ayaa maanta si rasmi ah […]





