Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo soo xiray tababar la xiriira kobcinta awoodda iyo fulinta adeegyada Ilaalinta Bulshada ee heer Federaal iyo Dawlad-gobolleedyada
Muqdisho, January, 19, 2023- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Xil. Cismaan Libaax Ibraahim oo uu weheliyo […]