Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa maanta qabatay Shirweynaha Qaran ee Shaqooyinka (National Job Fair 2025).
Shirweynahaan oo ay kasoo qeyb galeen wasiiro, xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka, siyaasiyiin, hay’ado caalami ah, shirkado ganacsi, […]





