Munaasabad looga mahadcelinayo ka qeybqaatayaashii dib u dhiska Wasaaradda oo maanta ka qabsoontay xarunta Wasaaradda
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u mahadcelisay dhammaan dhinacyadii ka qeybqaatay dib u dhiska xarunta Wasaaradda […]