Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Prof Saalim Caliyow Ibrow oo la wareegay Xil wasaaradda
Muqdisho, November, 1, 2025:- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka si rasmi ah […]





