Ministry of labour and social affairs

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS, Mudane Xil, Yuusuf Maxamed Aadan ayaa maanta magaalada muqdisho kaga qeyb-galay xafladda qalin-jabinta ee Jaamacadda Plasma.

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan H.E. Yusuf Mohamed Adan, ayaa maanta ka qeyb-galay xafladda qalin-jabinta dufcadda 15-aad ee Jaamacadda Plasma ee ka dhacday magaalada Muqdisho. Wasiirka oo munaasabadda ka jeediyay khudbad kooban, ayaa hambalyo diirran u diray ardayda iyo waalidiintooda, isaga oo ku booriyay dhalinyarada in ay bartaan xirfadaha suuqa shaqada looga baahan yahay si ay door muuqda uga qaataan horumarinta dalka.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

− 7 = 3

Scroll to Top