Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo xarigga ka jaray xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo dib u dhis lagu sameeyay
Muqdisho, Talaado, Feberaayo, 25,2020- Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane […]