Wasiir Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa Maanta magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka jubbaland ku daahfurey Wajiga Labaad ee Barnaamijka Daryeelka Bulshada Ee Daneeya Caruurta (Child Sensitivity Social Protection program CSSP).
Wasiirka Shaqada iyo Arrimamaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa Maanta magaalada Kismaayo ee xaruunta ku […]