Wasiirka Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada oo daahfuray Tababarka Guddi-hoosaadyada Hirgelinta Siyaasadda Darajooyinka Iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Xildhibaan Hon.Yusuf Mohamed Adan ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Tababbarka […]





