Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya mudane Prof. Saalim caliyow Ibrow ayaa xafiiskisa ku qaabilay Gudoomiyaha Daladda ururada Bulshada Rayidka ee SONSA.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya mudane Salim Alio Ibrow ayaa maanta Xafiiskiisa ku […]





