Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Xil. Caynaanshe Yuusuf Xuseen oo maanta furay tababar sare loogu qaadayo aqoonta hawlwadeennada Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
Wasiiru Dawlaha ayaa sheegay muhiimadda ay leedahay in shaqaalaha wasaaradda ay fahmaan shuruucda iyo anshaxa shaqada waxaana uu ku boorriyay […]





