Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa shir-gudoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Agaasime Waaxeedyada.
Muqdisho, May 23, 2022 – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xil. Yuusuf Maxamed […]