Ministry of labour and social affairs

Shaacinta Tartanka Qandaraasyada Adeegyada Wasaaradda.

Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gudaneysa wajibaadkeeda Shaqo waxa ay ku wargelineysaa dhammaan shirkadaha Soomaaliyeed ee daneynaaya ka qeybgalka tartanka qandaraasyada Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada JFS oo ay bixineyso sanadka 2025 in ay soo gudbiyaan codsiyadooda la xariira adeegyadaan hoose.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

+ 66 = 71
Powered by MathCaptcha

Scroll to Top