Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xil, Aamino Xuseen cali ayaa maanta magaalada muqdisho ku daahfurtay xuska ka hortaga shaqaaleysiinta caruuta oo sannad walba la xuso 12-ka Juun.
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa maanta si rasmi ah u xustay Maalinta Caalamiga ah ee Ka Hortagga Shaqaaleysiinta Carruurta, […]




