Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Prof Salim Alio Ibro iyo Agaasimaha guud md.Maxamed Saney Dalmar ayaa si wadajir ah uga qeyb galay kulan muhiim ah oo ku saabsan Implementation Support Mission for BOOST YOU (Baxnaano),
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb gashay kulan muhiim ah oo ku saabsan Implementation […]


