Wasiirka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo ka qeybgalay Shirka Suuqa Shaqada Ee Caalamiga ah.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan H.E. Yusuf Mohamed Adan ayaa ka qeybgalaya shirka suuqa shaqada […]





