Wasiiru ku-xigeenka wasaaradda shaqada XFS Mudane Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim ayaa manta magaalada Muqdisho ku daahfuray shirka guddiga farsamo ee tala-bixinta heer Qaran ee arrimaha shaqada doolka (National Technical Advisory Committee),
Wasiiru ku-xigeenka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim ayaa maanta magaalada Muqdisho ku […]





