Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Xil Yusuf Maxaned Adan, ayaa kulan sabootin ah la qaatay Marwo Wafaa Saeed,oo ah Madaxa Hay’adda UNICEF, ee soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Xildhibaan Yusuf Maxamed Adan, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan sabootin ah kula […]