Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo booqday xarunta wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada SSC- Khaatumo.
Laascaanood, Isniin,14-April 2025 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Hon.Yusuf Mohamed Adan ayaa maanta kormeer […]





