Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Prof. Salim Alio Ibro, oo safar shaqo u tagay dalka Masar, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Qaahira.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Prof. Salim Alio Ibro, oo safar shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa maanta booqasho […]





