Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Prof. Salim Alio Ibro ayaa ka qeyb galay kulan ay soo qabanqaabisay Hay’adda Shaqaalaha Adduunka inta uu ku guda jiray safarkisii shaqo ee dalka masar.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Prof. Salim Alio Ibro, ayaa ka qaybgalay kulan-hoosaadyo heer Wasiir […]





