Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda oo magaalada Muqdisho ka furay wadatashi qaran oo ku aaddan Siyaasadda Qaran ee La-dagaallanka Ku Shaqeysiga Caruurta.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay wadatashi qaran […]





