Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan ayaa maanta booqdey xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (QIQ) isagoo u kuur galey shaqooyinka muhiimka ah ee halkaas ka socda.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan ayaa maanta booqdey xarunta diyaarinta Qorshaha […]





