Agaasimaha Waaxda Shaqo Abuurka ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Sakariye Cabdi Xaashi ayaa booqday xarunta hal-abuurka ee SIMAD iLab oo hoostagta Jaamacadda SIMAD.
Agaasimaha Waaxda Shaqo Abuurka ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Sakariye Cabdi Xaashi oo uu wehliyo la-taliyaha Warbaahinta Ee […]





