Agaasimaha Guud Mudane Yussuf Wadani ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay 200 dhalinyaro oo ka qayb qaatay tababarka adeegyada Shaqo-Helidda.
Xafladda abaalmarinta shahaadooyinka Barnaamijka tababarka adeegyada Shaqo-Helidda. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Yussuf Wadani ayaa si […]





