Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Xil. Aamina Xuseen Cali ayaa daahfurtay kulankii 3-aad ee gudduga Hagidda Mashruuca Iskaashiga Dowladda iyo Hay’adaha gaarka loo leeyahay (PPDP).
Wasiir ku-xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali, ayaa furtay kulanka 3-aad ee Guddiga Hagidda Mashruuca Iskaashiga […]





