Ministry of labour and social affairs

November 2024

Somali

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan oo uu wehliyo Wasiir-Dowlaha Wasaaradda, Mudane Xildhibaan Caynaanshe Yuusuf ayaa maanta booqdey xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (QIQ) isagoo u kuur galey shaqooyinka muhiimka ah ee halkaas ka socda.

Wasiir Yuusuf ayaa kormeeray laabka arrimaha bulshada oo shaqo baaxadleh ay ka socoto, waxaana warbixin ka dhageystay qubarada iyo mas’uuliyiinta

Scroll to Top