Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Xil. Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa manta Oo Khamiis ah xafiiskisa ku qaabilay safiirka Turkiga u fadhiya Dalka somaliya.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta oo khamiis ah ku […]





