Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan H.E. Yusuf Mohamed Adan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daahfuray ansixinta Siyaasada Qaran ee Shaqaalaha Doolka( National Labour Migration Policy) oo socon doono muddo saddex maalmood ah.
Kulankan ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta maareynta socdaalka, wax ka qabashada caqabadaha socdaalka shaqaalaha ee gudaha iyo debadda Soomaaliya, kuwaas […]





