Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa ka qaybgalay xaflad qalin-jabin ah oo loo qabtay arday baratay xirfadaha Xoghaynta iyo Maareynta Xafiisyada,
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta ka qaybgalay xaflad qalin-jabin ah […]