Ministry of labour and social affairs

January 2025

Somali

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Xildhibaan H.E. Yusuf Mohamed Adan iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Mudane Cali Cabdulahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa si wadajir ah uga daahfurey Wajiga Labaad ee Barnaamijka Daryeelka Bulshada Ee Daneeya Caruurta (Child Sensitivity Social Protection program CSSP Phase2).

Wasiirka Shaqada iyo Arrimamaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan H.E. Yusuf Mohamed Adan iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Mudane

Scroll to Top