MOLSA NEWS Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Alio Ibrow, ayaa maanta ka qeyb galay kulan istiraatiiji ah iyo wacyigelin ku saabsan maareynta socdaalka shaqaalaha (Labour Migration Governance), Read More March 12, 2026 / molsa Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan aqoon-is-weydaarsi ku saabsan hirgelinta iyo isku-dubaridka Barnaamijka Badbaadada Waxsoosaarka Soomaaliya (PSNP) Read More March 11, 2026 / molsa Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS, Mudane Prof. Salim Alio Ibro, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle. Read More March 9, 2026 / molsa Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Alio Ibro, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda wafdi ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP). Read More March 9, 2026 / molsa Wasiir Prof. Salim alio ibro oo si rasmi ah u furay barnaamij lagu xoojinayo awoodda ururrada shaqaalaha. Read More March 4, 2026 / molsa Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Prof. Salim Alio Ibro ayaa ka qeyb galay kulan ay soo qabanqaabisay Hay’adda Shaqaalaha Adduunka inta uu ku guda jiray safarkisii shaqo ee dalka masar. Read More February 28, 2026 / molsa Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Prof. Salim Alio Ibro, oo safar shaqo u tagay dalka Masar, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada Qaahira. Read More February 25, 2026 / molsa Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf Xasan Isaaq oo daah Furay kulan aqoon is-weydaarsi ku saabsan (Country Capacity Assissment Workshop) Read More February 22, 2026 / molsa Kulan muhiim ah o loga hadlayaay ilaalinta Bulshada oo ka dhacay magaalada Muqdisho aya waxaa ka qeyb galay Wasiirka iyo wasiir ku-xigeynka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada. Read More February 17, 2026 / molsa Waxaa maanta Magaalada Muqdisho si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay kulan aqoon is weydaarsi ah o loga hadlayay ilaalinta bulshuda gaar ahan caruurta nugul Read More February 17, 2026 / molsa 1 2 3 … 45 ›